Muuqaal: MD Sheekh Shariif “Nidaam kasta oo jaa’ira waabaxaa banaanbiixi waa noo bilowday mana joojin doonno”
10 May 2026 (Puntlandes.com) “Kuwii aan naqaanay in ay maanta sidaas sameeyaan waa Nasiibdarro, Nidaam kasta oo jaa’ir ah waa baxaa”Shariif Sheikh Axmed oo Fariin u diray Villa Somalia ilaa Shacabka.
Sheekh Shariif “Qoryo ayaa nagu foorara, balse banaan Biixi waa noo bilowday mana joojin doonno.”