Maxkamadda & Xeer ilaalinta darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida & Dambiyada culus ee Dowladda Puntland oo lafaray inay bulshada lawadaagaan garmaqalka kiisaska ay galayaan & xukunadooda

1a1b10-1

31 May 2026 (Puntlandes.com) Wareegto ka soo baxaday Gudoomiyaha Maxkamda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus G/sare Maxamuud Abdiqadir Xasan ayaa Maxkamadda iyo Xeer ilaalinta darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada culus ee Dowladda Puntland lagu faray in ay bulshada la wadaagaan garmaqalka kiisaska ay galayaan iyo xukunadooda.

About The Author