Mareykanka “Waxaan ku dhiirrigelineynaa uguna yeeraynaa dhammaan dhinacyada inay wadahadlaan, lana yimaadaan iskaashi si loo taageero nabadda iyo deganaanshaha guud ahaan Soomaaliya”

1a1c1-5

01 june 2026 (Puntlandes.com) “Mareykanka wuxuu ka dalbayaa dhammaan dhinacyada ay khuseyso inay muujiyaan is xakamayn, ayna ka fogaadaan ficillada kicinaya rabshadaha ama deganaansho-la’aanta. Waxaan ku dhiirrigelineynaa uguna yeeraynaa dhammaan dhinacyada inay wadahadlaan, lana yimaadaan iskaashi si loo taageero nabadda iyo deganaanshaha guud ahaan Soomaaliya” Mareykanka oo dina war ka soo saaray cakiran ee Soomaaliya.

About The Author