Muuqaal: Maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh oo ku hanjabtay inay weerarayaan guriga madaxweyne hore Sheekh Shariif

Skärmbild 2026-06-04 183528

04 june 2026 (Puntlandes.com) Maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh ayaa ku hanjabtay in ay hadda weerarayso guriga madaxweyne hore Shariif Sheikh Axmed, waxayna sheegeen in ay hub ka dhigis kusameynayaan, sida uu sheegay Taliyaha qeybta Booliska Muqdisho oo haysta amarka madaxweynaha mudo dhaafka ah.

Tan ayaa sii kordhinaysa xiisada xaaladda Waqooyiga kataagan, xili ay socdaan dadaalo duqow dhaqan oo dagaal looga baaqsanayo.

About The Author