Muuqaal: RW Khayre “Hub aan naloo adeegsan ma jiro daroon & hoobiyo, aniga & beesheyda waxa lagu talo-galay in nala soo afjaro balse geeri diyaar baan u nahay geeddi se diyaar uma nihin”

Skärmbild 2026-06-04 235003

04 june 2026 (Puntlandes.com) RW hore Xasan Cali Khayre oo markii u horeysay faahfaahiyey dhacdadii lagu weeraray xalay, isagoo si adag u eedeeyey madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday.

“Maka Tanaasulayno halganka aan wadno, marnaba kama laabanayno jidka aan ku taaganahay”

“Hub aan naloo adeegsan ma jiro daroon & hoobiyo, aniga & beesheyda waxa lagu talo-galay in nala soo afjaro balse geeri diyaar baan u nahay geeddi se diyaar uma nihin.” RW Khayre

About The Author