DFS ”Ciidamada Amnigu waxay hubka dhigis kusameeyeen Maleeshiyaadkii Sharcidaradda ahaa ee Khayre & Shariif Sh Axmed, waxana…garsoorku kubilaabeen Baaritaan rasmi ah iyadoo cadaaladda lahorgayn doono”

1a1a2

05 june 2026 (Puntlandes.com) Maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxay ku sheegeen inay soo afjareen wax ay ugu yeereen Maleeshiyaad Sharcidaradda ah oo ay soo abaabuleen RW Khayre iyo MD Sheekh Shariif Sh Axmed, iyagoona sheegay in HUB ka dhigis ay ku sameeyeen kadib la horgayn dooan cadaaladda.

Maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh ” Ciidamada Amnigu waxay hubka dhigis kusameeyeen Maleeshiyaadkii Sharcidaradda ahaa ee Khayre & Shariif Sh Axmed waxaana hay’adaha Amniga iyo kuwa garsoorku bilaabeen Baaritaan rasmi ah iyada oo cadaaladda la hor gayn doono”

About The Author