Xisbiga Himilo Qaran oo si faahfaahsan uga hadlay Xiisadii maalmihii udambeeyay ka jirtay muqdisho, waxyaalihii lagu heshiiyey, in Xasan ka baxay, beesha Caalamka…

1a1b1-5

05 june 2026 (Puntlandes.com) Xisbiga Himilo Qaran oo warsaxaafadeed si faahfaahsan uga hadlay Xiisadii maalmihii u dambeeyay ka jirtay magaalada muqdisho iyo odobadii Xasan Sheekh ay kula heshiin hase yeeshee uu ka baxay markiiba.

Sidoo kale Xisbiga ayaa warsaxaafadeedkla ku sheegay in jidgooyadii uu Xasan u dhigtay ay Beesha Caalamku soo farogelisay kana sii daysay.

About The Author