Muuqaal: Taliye Duwan “Nalama xoogi karo, nalamana jiiri karo, dhulkayaga waan ilaashanaynaa”

Skärmbild 2026-07-07 185728

07 July 2026 (Puntlandes.com) Taliye Duwane Gaaciye oo ka mida ciidamada Dowlada Puntland ayaa dhalinyarada Xasan Sheekh khalday oo reer Puntland uga digay waxa xasan faraha kula jiro oo ah burburinta Puntland iyo foolxumaynteeda.

“200 doolar oo la iska soo tuurayo oo aan tirakoob jirin, oo dabogal lahayn, oo aan Xero lahayn oo aan cidda la siinayo aan la aqoon, ujeedadeedu waa in shaki nala kala geliyo”

”Waxa inaga bah-dilka nagu ah waa in laga feejignaado, haddii aan burburino meesheenii maxaynu noqonaynaa”

“Dawladda maanta jirta halkaan baynu ka kaxaynay, waxaad ogonayn baa khasaare iyo dhib baa nagu gaaray, waxayna noqotay in nalaku vburburiyo oo nalaku foolxumeeyo, nimanka hadda leh nimankaasi waa dawlad-diid, maxaanu intaas oo dhib ah ugu marnay”

“Nalama xoogi karo, nalamana jiiri karo, dhulkayaga waan ilaashanaynaa” Taliye Duwane Gaaciye

About The Author