Puntland oo Ciimadamo u diray kala dhex gala beelaha walaalaha ah dagaalku ku dhexmray deegaanka Laashimo ee gobolka Sanaag

1a1a6-5

25 July 2026 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland ayaa Ciimadamo badan u diray kala dhex gala beelaha walaalaha ah dagaalku ku dhexmray deegaanka Laashimo ee gobolka Sanaag

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa u diray ciidamada kala ah ururka Dhiirane, ururka 21aad iyo Libside ee Daraawiishta Puntland inay kala dhex galaan dirirta beelaha walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Laashimo ee gobolka Sanaag.

About The Author