Waqooyi Bari: Xildhibaan Is cadee ilaa berri subax 08:00 subaxnimi…. haddii kale!!
25 July 2026 (Puntlandes.com) Guddoonka Baarlamaanka Waqooyi Bari ayaa soo saaray ogeysiis uu ku amrayo xildhibaanno gaar ah inay muddo 12 saacadood gudahood ah isku soo bandhigaan, isla markaana caddeeyaan halka ay ku sugan yihiin.
Xildhibaanada ayaa Maamulku tuhusantahay inay Somaliland u goosanayaan kuna suganyihiin Jigijiga.
