Muuqaal-Sawirro: Dhismaha Laamiga Ceel-Daahir & Ceerigaabo oo gaaray magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag

1a1a11

28 July 2026 (Puntlandes.com) Dhismaha wadada Laamiga ee Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo ayaa waxay gaartay magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Badhan ayaa noqonaysa magaalada 3-aad Puntland, oo laga hirgalinayo laami labo seed ah, Garowe, Badhan iyo Carmo.

Ceerigaabo kaaso quraaco, Bosaso ka qadee, Isku socodka jidka Ceeldaahir –Ceerigaabo ayaa waxbaden ka badalay xiriirka ganacsi iyo isku socodka ee ka dhexeeya Puntland & Somaliland, gobolka dalxiiska iyo Uduga ee Sanaag ayey u tahay waa cusub iyo jiho cusub.

About The Author