Sawirro: Xasan Sheekh oo wafdi culus oo Mareykanka ah kula kulmay Xerada Xalane

1a1a1

30 July 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha mudo xileedkeesu dhamaaday Xasan Sheekh, Saraakiisha u sareysa Mareykanka ee AFRICOM, Diblumaasiga u sareeya ee fadhigiisu yahay Muqdisho & xubno idmanayaal ah oo kasocda dowladda Faderaalka ayaa wada hadal kuyeeshay xayndaabka Xalane ee ay amnigiisa sugayaan ciidanka Midowga Afrika, Iyadoo aysan xubnaha Mareykanka u bixi karin dhinaca Villa Somalia, sababo la xariira dhinaca ammaanka oo habraacyo udagsan ah.

Xubnahan maanta la kulmayaa dhinaca Muqdisho, waxay shalay qeyb ka ahaayeen kulamadii saacadaha qaatay ee ka dhacay Kismayo, iyagoo xubnihii sare ee kasocday Sharcidajinta Mareykanku ay toos uga laabteen Kismayo, iyagoo horey usoo maray caasumada geeska Afrika, tagayana Hargeysa ilaa Puntland.

About The Author