Wararka maanta RW Rooble “Hub sharci darro ah oo laga soo dajiyey Gaalkacyo dhinaca Galmudug oo loo waday Puntland oo nabad ah in dagaal lagaga rido ayaa sabab u noqday dhaawaca Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Galmudug” puntlandes 4 August, 2026 04 Aug 2026 (Puntland.com) Raii’sulwasaare Rooble ayaa yiri “Hub sharci darro ah oo laga soo dajiyey Gaalkacyo dhinaca Galmudug oo loo waday Puntland oo nabad ah in dagaal lagaga rido ayaa sabab u noqday dhaawaca Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Galmudug” About The Author puntlandes See author's posts Post navigation Previous: Warsaxaafadeed: Puntland oo ku bogaadisay Galmudug inay shacab & ciidanba kahortageen hubkii sharci darro ahee ee Villa Somalia doonaysay….Next: Golaha Mustaqbalka oo ka digay colaada Villa Somalia ay ka hurinayso Gaalkacyo, daabulka hubka… More Stories Wararka maanta Muuqaal: Madaxweyne Deni “Heshiis kasta oo naga la dhexeeyey DFS waa la laalay, si gaara ayaan u dhaqmaynaa inta Soomaali isaga imanayso, dadka Xamar naga joogana waa dad shaqo tegey….” puntlandes 8 September, 2026 Wararka maanta Sawirro: Kulanka Dadwaynaha & Dowladda Puntland puntlandes 7 September, 2026 Wararka maanta Sawirro: Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay dayactirka Daartii Taariikhiga aheyd ee uu ka arrimin jiray Boqor Cismaan puntlandes 7 September, 2026