Muuqaal: Nin u hadlay ciidankii Carmo kaguuray oo inay u hoggaansan yihiin Amarka wax uu ugu yeeray “dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh”

1a1a1

08 Aug 2026 (Puntland.com) Ciidamadii la baxay Difaaca Calmiskaad ee maamulka Xamar u diiwaangashanaa oo xalay ka guuray Carmo ayaa hadda ku dhawaaqay in aysan Puntland u aqoonsanayn dowlad jirta islamarkaana iyagu ka tirsan yihiin Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Nin u hadlay ciidankaan ayaa waxa uu sheegeen inay u hoggaansan yihiin Amarka wax uu ugu yeeray “dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh” oo aysan cid kale dowlad u aqoonsanayn sida uu Daljir Media u sheegay sarkaal ka tirsan ciidankaasi.

Sarkaalkan ayaa intaasi raaciyay in ciidankoodu xalay u guuray degmada Xunbays halkaasi oo ay saldhig rasmi ah ka samaysteen.

Arintaan ayaan ahayn dhaqan lagu yaqaan reer Puntland!!!

About The Author