Sawirro: Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Kenya iyo Seychelles, Sebastian

1a1a2

12 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Kenya iyo Seychelles, Sebastian Groth.

Kulanka ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, arrimaha amniga iyo siyaasadda, iyo taageerada Dowladda Jarmalka ee dhinacyada kala duwan, gaar ahaan horumarinta, xasilloonida iyo adeegyada bulshada.

About The Author