MD Sheekh Shariif “MD hore Xasan Sheekh wuxuu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed oo siwayn loo abaabulay, ……duullaanka dhinaca cirka ah ee xalay ka dhacay Degmada Doolow ee gobolka Gedo”

1a1a1

04 Sep 2026 (Puntland.com) Nidaamka muddo xileedkiisu dhammaaday ee Madaxweynihii hore, Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu si cad ugu barreeray shirqoolo siyaasadeed oo si wayn loo abaabulay, waxaana ugu dambeeyay duullaanka dhinaca cirka ah ee xalay ka dhacay Degmada Doolow ee gobolka Gedo. madaxweyne hore Sheekh Shariif.

About The Author