Sawirro: Mudaharaad ballaaran oo looga horjeedo Faragalinta Turkiga ee Soomaaliya & Duqeyntii Doolow oo kadhacay Degmada Afmadow ee Jubaland
06 Sep 2026 (Puntland.com) Mudaharaad ballaaran oo looga horjeedo Faragalinta Turkiga eku hayso arimaha Soomaaliya & Duqeyntii Doolow lagu dili lahaa Gen Shub ayaa ka dhacay Degmada Afmadow ee Jubaland.
Turkiga iyo maamulka Xasan Sheekh ayaa ka wada shaqaynaya duulaan cusub oo lagu qaadayo Jubaland, kaas oo hadda diyaarintiisa laga bilaabay Gedo ilaa Muqdisho, ka dib fashilkii Raskambooni-Doolow ilaa BaladXaawo.





