Sawirro: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kormeeray Dekadda qadiimiga ah ee Xaafuun & Warshadii hore ee Milixda/Cusbada ee Xaafuun
09 Sep 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Dekadda qadiimiga ah ee Xaafuun iyo Warshadii hore ee Milixda/Cusbada ee Xaafuun.
Kormeerka waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda Puntland, Maamulka Gobolka Bari iyo kan degmada Xaafuun.





















