Muuqaal: MD kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed “Tuulo ka mid ah Gobolka Hiiraan lagama qaban karo wax la yiraahdo doorasho”

1a1a1

11 Sep 2026 (Puntland.com) Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ku dhawaaqay inuusan Xasan Sheekh ka qaban karin gobolka Hiiraan doorashada uu wada.

MD kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed “Tuulo ka mid ah Gobolka Hiiraan lagama samayn karo wax la yiraahdo doorasho”

About The Author