Dhagayso:- Qadala” Daacish Oo Dadk Kala Degay Gaari Rakaab Ah

Guddoomiyaha degmada Qandala Shirin Maxamed Quurshe ayaa waxaa uu sheegey in meel u jirta degmada qandala ee gobolka bari 30 Km ay kooxda daacish ay gaari rakaab ah ay kala dageen sagaal qof oo qaar kamida ay kamid yihiicn ciidanka Dowlada Puntland.

labo kamida saddex askari oo ku jirey dadka la afduubtay ayaa ka baxsaday kooxda daacish waxaana sidoo kale ka baxsaday gacanta kooxdaas qaar kamida dadka shacabkaa iyadoo wali uu maqan yahay mid ka mida ciidanka la fduubtay.

Guddoomiyaha degmada Qandala Shirin Maxamed Quurshe ayaa xusey in ciidanka dowladu ay saaka tageen goobtii shalay waxaana ay baadi goobayan dadka maqan oo wali ay haystaan kooxahaan nabadiidkaa ee gaariga wadada u galay.

Hoos ka dhagayso

About The Author