Daawo muuqaal Ciidanka Amaanka Puntland oo gacanta ku dhigay ragii dilalka ugu Badan kagaystay Gudaha Magaalada Bosaso

08 May 2021 (Puntlandes) Ciidanka Amaanka ee PSF oo gacanta ku dhigay ragii dilalka ugu Badanaa ku beegsaday waxgaradka Bulshada iyo ciidamada amniga Gudaha Magaalada Bosaso iyo Puntland.


Ragaan la qabtay ayaa waxaa ka mid ah Madixii Amniyaadka Daacish Ee Gobolka Bari Abshir Tooshle.

About The Author