Sawirro: Khasaaraha Qaraxii Saldhiga Degmada Waberi

09 May 2021 (Puntlandes)  Afhayeeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq doodishe ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay khasaaraha Qarxiii ismiidaamin ee lagu qaaday Saldhiga Degmada Waberi.

Khasaaraha Qaraxa ayuu  Afhayeeenka Boolisku ku sheegay 6 dhimasho ah iyo naftii haligihii, halka uu dhaawucuna yahay 6 ruux. Dadka ku dhintay qarixii ayaa kala ahaa Axmed Cabdulahi Baashane (Taliyihii Saldhiga Waberi) , Cabdi Baasid Maxamuud Cageey (Taliye xigeenkii hore ee Qeybta Waliyow cade) 3 qofood oo Ciidanka ah iyo qof dariska ahaa.


Puntlandes.com

About The Author