Sawirro-Muuqaal: Madaxweyne Deni oo dhaggax dhigay dhisme cusub oo loo sameynayno Wasaaradda Maaliyadda Kaasi oo ka kooban Afar dabaq

10 June 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaggax dhigay dhisme cusub oo loo sameynayno Wasaaradda Maaliyadda Kaasi oo ka kooban Afar dabaq.

Dhismaha cusub ee Wasaaradda maaliyadda ayaa qeyb ka qaadan doona horumarinta hanaanka shaqo ee maaliyadda iyo kor u qaadista dakhliga iyo guud ahaan Maaliyadda Puntland.



Puntlandes.com

About The Author