Akhriso Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed oo soo bedelay xubnihii la soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada

10 June 2021 (Puntlandes) Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii la soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa.


Maamulka Hirshabelle ayaa afar xubnood ku soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiyada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka.
Sidoo kale Maamulka Koofur Galbeed ayaa labo xubnood soo bedelay oo kala ah Heer Dowlad Goboleed iyo Heer Federaal.


Puntlandes.com

About The Author