Madaxweynaha Galmudug oo soo gudbiyay liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay

17 June 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay.


Xubnaha la soo bedelay ayaa ah afar xubnood oo ku jira Guddiyada heer Dowlad Goboleed SEIT iyo xubin Xalinta Khilaafaadka.

Guddiga SEIT
1- Yahye Cismaan Gedi
2- Mahad Abdullahi Mahamud
3- Hawo Adan Yare Culusow

Guddiga Xalinta Khilaafaadka
4- Ayan Abdirahman Mahamud

About The Author