Daawo Muuqaal: Sheekh Dirir ”Codka in la iibsado waa xaraan”

19 June 2021 (Puntlandes) Sheekh Dirir ayaa ka hadlay laaluush la sheegay in xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ee Somaliland ay ku gadanayso codka Xildhibaanada Golaha Wakiilada iyo Golayaasha deeganka, taas oo ay ku soo saaraysao dad ay wadato.

Sheekh Dirir ayaa yri”Codka in la iibsado waa xaraan”

Dhanka kale Xildhibaan Sheekh Siciid Sokeeye oo ka mid ah xildhibaanada Somaliland ee dhawaan la soo doortay ayaa caddeeyey in malaayiin dollar xukuumadda Muuse Biixi ay laaluusha ahaan ugu gadanayso codka xildhibaanada

Xildhibaan Sheekh Siciid  ayaa yiri “Malaayiin dollar ayaa xildhibanadii cusbaa durtaba lagu laaluushayaa….”

Puntlandes.com

About The Author