Daawo Muuqaal: Boqor Burhaan Boqor oo si adag uga horyimid Gudniinka Gabdhaha oo Xukuumadda Puntland joojisay

19 June 2021 (Puntlandes) Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa si adag uga horyimid Gudniinka Gabdhaha oo Xukuumadda Puntland joojisay.

Boqor Burhaan ayaa yir :”Wixii diinta ka hor imanaya ma aqbalayno ciddii go’aankaas keentayna haka noqoto”

Boqorku ma uusan soo daliishan Aayad ama Xadiif muslimiinta faraya inay gabdhahooda gudaan oo sifaha uu ku tilmaamay ee Sunaha u gudaan, laakiin waxa uu diidan in xukuumadda Puntland ay joojiso Gudniinka gabdhaha lagu dhibaateeyo.

GUDNIINKA GABDHUHU MA DHAQAN BAA MISE DIINI????

Puntlandes.com

About The Author