Akhriso Rooble oo magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed, Somaliland & Beelaha Banaadiriga

19 June 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa isla maanta magacaabay Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed, Guddiga Doorashooyinka Xubnaha Somaliland, Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga, 5- iyo Liiska Guddiga Xubnaha Dowladda Federaalku ku darayso dowlad goboleedyada.

 

Akhriso Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka Heer Dowlad-goboleed ( SEIT)

Akhriso Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaannada Labada Aqal ee ka soo jeeda Somaliland

Akhriso Xubnaha DFS ay ku dareyso guddiyada doorashada Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah DFS

Akhriso Guddiga Maamulaya Doorashada Xildhibaannada Banaadiriga



Puntlandes.com

About The Author