Daawo sawiradda Tababar uga socda garowe qaar ka mida Saraakiisha Ciidanka Booliska Puntland

Filed under: Wararka maanta |

23 June 2021 (Puntlandes) Qaar ka mida Saraakiisha Ciidanka Booliska Puntland ayaa waxaa uu Tababarkii caasimada Garowe uga socday galay maalintii sadexaad, iyadoo dib u eegis lagu samaynayo Manhajka Booliska dawladda Puntland.


Puntlandes.com