Daawo sawiradda Ciidanka Badda Puntland ee PMPF oo gacanta ku dhigay Markab si sharcidaro ah uga Kalluumaysanaayey Badda Puntland

Filed under: Wararka maanta |

23 June 2021 (Puntlandes) Ciidanka Ilaalada Badda Puntland ee PMPF ayaaa sheegay in xeebta degmada Qandala ee gobolka Bari ay ku qabteen Markab si sharcidaro ah uga Kalluumaysanaayey Badda Puntland.


Puntlandes.com