Daawiradda munaasabadda ballaarinta wajiga 1aad ee dekedda Berbera oo la soo gabo’gabeeyey

Filed under: Wararka maanta |

24 June 2021 (Puntlandes)  Waxaa maanta si rasmi ah xariga looga jaray ballaarinta iyo casriyeynta dekedda Berbera oo ay maalgashatay shirkada laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP-World.


Puntlandes.com