Sawirro: Madaxweyne Deni oo Kulan Qado Sharaf ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland Isimada Dhaqanka Puntland

03 Aug 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland Isimada Dhaqanka Puntland intooda hadda ku sugan caasimada Garoowe.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil , Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame.


Puntlandes.com

About The Author