Sawirro: Warsaxaafadeed Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo shaaciyay xogta liiska codbixiyayaasha degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn

04 Aug 2021 (Puntlandes) Warsaxaafadeed  ka soo baxay Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland (TPEC ) oo Horay u shaaciyay 27 Juun 2021 liiska hordhaca ah ee codbixiyayaasha degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn sida uu qabo Xeerka Codbixiyaaasha Puntland, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4-ta Agoosto 2021 si rasmi ah u shaaciyay xogta liiska codbixiyayaasha degmooyinkaas.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeed TPEC iyo liiska kama dambayska ah codbixiyayaasha saddexda Degmo.


Puntlandes.com

About The Author