Akhriso gaarta ay dhacsyso doorashada gudoonjs Guddiga Doorashada ee G/gobalada Waqooyi oo la iclaamiyey

04 Aug 2021 (Puntlandes) Guddiga doorashooyinka ee Heer Federaal ayaa iclaamiyey in doorashada gudoonka guddiga Doorashada Gobalada Waqooyi (Somaliland) ay dhici doonto sabtida oo ku beegan 7da bishan August, iyadoo ay is dooran doonaan 11 xubnood, taas oo kamid ahayd qodobadii ay diidanayeen xubnaha garabka Cabdi Xaashi!!


Puntlandes.com

About The Author