Akhriso-Daawo Muuqaal: Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddi baara Kiiska Ikraan Tahliil

13 Sept 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Kiiska Ikraan Tahliil Faarax waxa uu u magacaabay Guddi Qaran oo ay hoggaaminayaan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.



Puntlandes.com

About The Author