Dhagayso: Mahdi Guuleed oo sharxaya xukunka Maxkamadda ICJ

13 Okt 2021 (Puntlandes) Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ayaa shalay goaan ay soo saartay ugu kala qaybisay dhul badeedkii Soomaaliya ee ay Kenya ku qabsatay, iyadoo inta badan baddaas la siisay Soomaaliya.

Idaacadda VOA somalia ayaa waraysi dheer kala kiiskaan Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo hoggaaminayey wafdiga Soomaaliya ee ku sugan magaalada Hague ee dalka Netherlands, iyadoo ka waydiisay.

Puntlandes.com

About The Author