Dhagayso: Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay go’aanka ICJ iyo heshiiskii MOU 2009

Filed under: Wararka maanta |

13 Okt 2021 (Puntlandes) Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) oo shalay xukuntay kiiskii baddan ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa idaacadda VOA somali waxay ka waraysatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo xilligii uu xilka hayey ay dawladda Soomaaliya heshiin is-fahan ah la saxiixatay dawladda Kenya.

Hoos ka dhagayso waraysiga VOA ay la yeelatahy Cumar

Puntlandes.com