Wafdigii Dowlada Puntland ay u dirtay in ay booqdaan Qabriga Saado Cali Warsame oo isla soo masawiray Madaxda DFS Daawo Sawirada

0

Madaxweynaha  DFS Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si wada jir ah kulan ula qaatay Wafdigii Dowlada Puntland ay u dirtay Xamar in ay u soo booqdaan Qabriga marxuumad Saado Cali Warsame,oo loogu gaystay dil arxandaro ah isla magaaladaas Xamar.

 

Hoos Ka Daawo Sawirada

330

331

332

333

334

335

336

337

338

339

355

356

357

358

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *