Daawo Muuqaal: Guddoomiye Xirsi “Muusow xilku wuu kaa dhammaaday waxaynu nahay laba guddoomiye oo siman xilka madaxweyne dadka ayaad ula siman tahay..”

14 Aug 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Xaaji Xasan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa eedda khasaarihii ka dhashay mudaharaadkii Khamiistii hore ka dhacay Somailand dusha ka saaray madaxweyanaha Somaliland Muuse BViixi.

Guddoomiye Xirsi ayaa yiri “Muusow xilku wuu kaa dhammaaday waxaynu nahay laba guddoomiye oo siman xilka madaxweyne dadka ayaad ula siman tahay..”

Guddoomiye Xirsi ayaa yiri “Habeen dhawayd waxa saqdhexe hadlay Madaxweynaha oo laga filayay in uu nin Qaran noqdo oo wixii amarkiisa ku dhacay tuurta ku qaato xaaladda taaggana xalkiisa ku dhawaaqo laakiin waxa uu ku dhawaaqay xiqdi iyo cudur ku hilnaa oo Xirsi la yidhaahdo,”

Hoos ka daawo Xirsi oo arimo badan oo xassai ah ka ahadlay

About The Author