William Ruto oo ku guulaysatay doorashadii madaxweyanaha dalka Kenya

15 Aug 2022 (Puntlandes) Guddomiyaha IEBC Chapukati ayaa ku dhawaaqay in RUTO yahay Madaxwaynaha 5-aad ee Dalka Kenya.

50.49% ayey guushu ku raacday oo u helay 7 176 141 oo u dhiganta 50,49%, halka Raila Odinga oo la tartamayey uu helay 6 942 930 cod taas oo u dhigan 48.85% codadkii la dhiibtay 9ka agoosto.

Dhanka kale Guddomiye Ku Xigeenkii IEBC-da Juliana iyo 3 Xubnood oo kale ayaa qaadacay natiijadda Guddomiyuhu Shaaciyay kuwaas oo iyaguna hadda Shir kuhaya Hotel Sarena.

About The Author