Siyaasiyiin, aqoonyahan iyo waxgarad Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saaray xal u helidda khilaafka SSC

03 Feb 2023 (Puntlandes) Siyaasiyiin oo xilal sare kasoo qabtay DF Soomaaliya ay ku jiraan madaxweyne Sheekh Shariif iyo RW hore Cabdiweli M. Cali Gaas oo bayaan soo saaray ayaa waxay ugu baaqeen dawöladda Federaalka inay cadayso mawqifkeeda xaaladda gobalada SSC.

Bayaanka ayaa waxay ka digeen adeegsiga awooda ciidan oo ay Somaliland qorsheynayso, iyagoo ku dhaliilay in ay diidan tahay dadku in ay aayahooda ka tashadaan.

Sidaas oo kale, waxay soo jeediyeen in la dadajiyo wada hadalada DFS & Somaliland, lana raaco wado laysku waafaqsan yahay oo ay qeyb ka yihiin dhammaan dhinacyadu.

About The Author