Muuqaal: Ciidanka Kumaandoosta Puntland ee DANAB oo ka horyimid diiwaangelinta la isku khilaafsan yahay inay gobolka Nugaal kadhacdo

05 Feb 2023 (Puntlandes) Taliyaha guutada Kumaandooska Puntland ee DANAB Jimcaale Jamac Takar oo soo saaray warsaxaafaeed ayaa cadeeyey in aysan gobolka Nugaal ka dhici doonin diwaangalinta laysku khilaafsan yahay.

Taliyaha ayaa sheegay in masuuliyada wixii ka dhashana ay qaadi doonto cidii diiwaangelinta ku dhaqaaqda, isagoo ku ku sii inay ilaalinta dastuurka iyo sharafta dadweynaha u dhaarteen.

About The Author