Urur Siyaasadeedka Dhalinyaradda Puntland oo digay dhibaatada ka dhalan karta diiwaangelinta Hubaysan ee Xukumadda Puntland wado

05 Feb 2023 (Puntlandes) Urur Siyaasadeedka Dhalinyaradda Puntland, (PYPA), ayaa si adag uga digay dhibaatada ka dhalan karta diiwaangelinta Hubaysan ee ay Xukumadda Puntland wado iyo Colaada laga hurinayo Caasimadda Puntland taaso khatar gelin karta Amniga Puntland.

Puntland ayaa iminka waxaa ka aloosan degenaansho la`aan ka dhalatay doorshada ay muddo kordintu ugu hoos qarsoon tahay madaxweyne Deni.

About The Author