Wararka maanta
Fadeexad Dhagayso: DFS oo shegatay in ay iyagu u direen Xil. Tagey Garowe
Madaxa fulinta ee DFS ayaa si aan gabasho lahayn oo bahdilaad ku ah madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas...
Daawo Video: Madaxwaynihii hore ee Puntland oo shacabka Hambalyo u diray
Madaxwaynihii hore ee Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole oo ka qayb galay munaasibad lagu xusayo sanad guuradii 16-aad ee...
Daawo video: Xasan Culusoow oo Maraykanka gaaray
Madaxa Xamar Xasan Culusooow ayaa gaaray Maraykanka si uu uga qaybgalo shir ka dhacaya Maraykanka. shirkaas ayaa wuxuu u dhexeyaa...
Dhagayso: Nabadoon C/casiis Xaarin oo ka hadlaya boobka Xasan Culusooow ”Mudug Marka oo kale ma aha”
Nabadoon C/casis Ow Yusuf Xaarin oo kamida Nabadoonada Gobolka Mudug ayaa wuxuu jawaab waafiya siiyey xasan Culusoow oo raba in...
Maxaa reer Mudug daaray? Mise raali bay ka yihiin in Puntland laga jaro?
Waxaa Villa Xamar lagu shaaciyey wax loogu yeeray dowlad ka koobnaan doonta Mudug iyo Galgaduud. Arintani waxay soo jiitamaysay in...
Daawo video: Faaliyaha Qaranka oo soo qaatay Kabten Dr Gaas oo laga raayey
Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ayaa soo qaatay sida ay Villa Xamar uga adkaaday Dr Gaas iyagoo bar-bardhigay dowladii ka horeysay ee...
Aamusnaanta DFS iyo Beesha caalamka iyo marinhabaabinta madaxweynaha Puntland
Garowe (Pes): Xasan Culusoow ayaa ku qabtay Villa Xamar, 30 kii july 2014, wax loogu yeeray ”heshiis lagu samaynayo dowlad...
Dhagayso. Dr Gaas oo isku qiraya in uu galay Qiyaano Qaran
Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa qudbadii uu jeediyey xalay afkiisa kaga qiraya in uu...
Eng. Farxaan Foojar oo lagu dilay Galkacyo
Waxaaa caawa ka dhacay dil foolxun oo logu dilay Eng Faarax Foojar oo ka shaqayn jiray biyo gelinta. Waxaa dilay...