Daawo farshaxanka Amin Amir oo cabiraya Khiyaanada Xasan Culusoow “Hakuna Matata”
Hoos ka daawo farshaxanka Amin Amir oo cabiraya Khiyaanada Xasan Culusoow oo ku dhahaya "Hakuna Matata"
Xasan Culusoow iyo ila qosolkiisa baldaya ” Anaa shidaal ka qodanaya Puntland iyo Somaliland”
Gaalkacyo (Pes): Shirkadaha Shidaalka ka baaraya Puntland iyo Somaliland waxay carqalad ku yihiin nabada Somalia. Anna waxaan heshiis la gelayaa...
Sawiro: 40 askari oo katirsan ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland loo furay tababar
Waxaa loo furay 40 askari ka mid ah ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland tababar ku saabsan qaabka la isaga ilaalinkaro oo...
Telefeshinka Dowladda Puntland (PLTV) oo dib u habayn lagu wado dhawaana aduunka dacaladiisa laga daawandoono
Garowe(Pes) Warbaahinta Dowladda Puntland gaar ahaan Telefishinka (PLTV) ayaa lagu wadaa dib u habayn ka dib markii saacadihii lasoo dhaafay hawada...
Daawo Video: Cadami oo duulaan ku ah Xingalool
Dowlada Somaliland ayaa u soo dirtay Wasiirkeeda Gaashaandhiga Cadami in uu kal tuuro shir ku abuuray shaki xukuumada Somaliland. ...
Sawirro: Mudaharaad ballaaran oo looga horjeedo Faragalinta Turkiga ee Soomaaliya & Duqeyntii Doolow oo kadhacay Degmada Afmadow ee Jubaland
Muuqaal-Sawirro: Jubaland “Turkigu waa Gumaysi cusub ee Soomaaliya ku soo duulay, waana inoo dagaal”
Sawirro: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo siweyn loogu Soo dhoweeyay Degmada Iskushuban ee Gobolka Bari
Sawirro: Degmada Doolow oo uu ka dhacay Mudaaharaad Balaaran oo looga horjeeda Faragalinta Turkiga & Masar & duqeyntii Gen Shub
Muuqaal-Sawirro: Madaxweynaha dawladda Puntland oo fagaaraha deegaanka Dharjaale kula hadlay shacabka deegaanka oo soo dhaweeyay waftiga Madaxweynaha