Month: May 2026

Wasiirka Maaliyadda WB “DFS waxay kujirtaa xaalad kalaguura Doorkii dhaqaale ee aan ka heli jirnayna wuu ka baxay hada meesha…waxaan Jaaliyadda Waqooyi Bari ka rabnaa inay kaalintaa noo buuxiyaan. Waxaanu ka Codsanaynaa qaaraankii Jaaliyadaha inay soo celiyaan”

Muuqaal: MD Axmed Madoobe “Doorasho Dadban baa laga cawday saa la aaday Doorasho Dabran, Xasan Sheekh hal maalin ha is dhageysto isagaa markhaati iskugu filan”

27 May 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo salaaddii Ciida kadib khudbad jeediyey ayaa sheegay in Soomaaliya haddii jidkaan lagu...

Maxkamadda Sare oo ansixisay natiijadi doorashoyinkii maamulka Xasan Sheekh ee Golayaasha deeggaanka & Wakiiladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

25 May 2026 (Puntlandes.com) Maxkamadda Sare DFS ayaa maanta ansixisay natiijadi doorashoyinkii Golayaasha deeggaanka iyo Wakiiladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee...