Month: July 2026

Puntland oo sheegtey in aysan marnaba oggolaanayn in Turkiga & DFS ay cag soo dhigaan xeebaha Gacanka cadmeed & badweynta Hindiya oo dhan 1600km

05 July 2026 (Puntlandes.com) Dowladda Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddeyneyso inay iyadu leedahay awoodda dastuuriga ah ee maamulka,...

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo magacaabay taliyaha guutada Birmadka Booliska Puntland ,Taliyaha Ururka 1aad & Taliyaha Ururka 2aad

04 July 2026 (Puntlandes.com) Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Guutada Birmadka booliska Dawladda Puntland,Taliyaha...

Xildhibaanada labada Aqal ee DFS oo ugu baaqay shacabka & dawladda Puntland inay u midoobaan ka hortagida duulaanka ku wajahan Puntland & difaacida nidaamka federaalka

04 July 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaannada mudo xileedkoodu dhamaaday ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay Puntland ayaa...