Sawirro: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland oo kormeeray beerta tijaabada dalagga Cassava (Moxogga) ee Galkacyo
20 July 2026 (Puntlandes.com) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Puntland, Mudane Cabdixakiin Maxamed Cismaan ayaa booqasho iyo kormeer...