{"id":223,"date":"2014-07-12T15:54:48","date_gmt":"2014-07-12T13:54:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=223"},"modified":"2014-07-13T21:28:53","modified_gmt":"2014-07-13T19:28:53","slug":"faallo-isbedelka-puntland-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=223","title":{"rendered":"Faallo: Isbedelka Puntland iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Soomaaliya ka socda isbedel lagu hirgalinayo nidaamka Federalka , kaas oo lagu Unkayo dowladihii uu ka koobnaan lahaa Federalka Somalia.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/13.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-224\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/13.png\" alt=\"13\" width=\"300\" height=\"224\" \/><\/a> \u00a0 \u00a0 \u00a0Beesha Caalamka oo talaabadan qeyb xoogan ka qaadanaysa ayaa misna waxa bar bar socda qorshayaal \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0kale oo fadhiida, kuwaas oo dadka qaarkiis u xusul duuban yihiin sidii la isku hor taagi lahaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa mudan in loo mahad noqo talaabooyinka uu hormuudka ka yahay Nicholas Kay oo ah Wakiilka QM u qaabilsan Somaliya oo durba aynu ka aragnay dhanbaalo uu soo saarey oo uu Somalida ugu iftiiminayo sidii ay uga faa,iideysan lahaayeen hirgalinta Nidaamka Federalisma.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/boramanews.com\/index.php?option=com_content&amp;view=article&amp;id=9144&amp;catid=34&amp;Itemid=53\"><strong>Riix Halkaan Si Aad uga dhagaysato waraysiga Ergayga gaarka ah Nicholas Key<\/strong><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulada soo iftiimiyay rajada hirgalinta nidaamka Federalka Somaliya ayaa waxa ka mid ah maamulka KMG ee Jubba oo lagu dhawaaqay\u00a0<strong>28\/08\/2013<\/strong>\u00a0halka Maamulka Koonfur Galbeed ee saddexda Gobol ka kooban isna uu kusoo biiray hanaanka Federalka Somalia\u00a0<strong>23\/June\/2014<\/strong>\u00a0ka dib markii ay aqoonsatay taariikhdaas Dowlada Federalka Somalia oo ay hormuud u yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra,iisal wasaare C.wali Sheekh.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/14.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-225\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/14.png\" alt=\"14\" width=\"300\" height=\"181\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida ku xusan taariikhda Shacabka Puntland waxay noqonaysaa\u00a0 kuwa ugu horeeyey ee laga dhaxlayo fikrada nidaam Federalism ah in dib la isugu soo celiyo Ummada Somaliyed oo ay kusoo noqoto Awoodii dalka madaxa banaan ee Somaliya uu ku lahaa Caalamka,\u00a0 xilli ay dhow dahay\u00a0 gurashada miraha nidaamkan dhaxal galka oo Somalidoo\u00a0 idil\u00a0 dowladnimo u horseedaya ,, misana waxa meesha taala maahmaahdii oronaysay\u00a0\u00a0<strong>\u201dlaba shimbirood hal dhagax ku\u00a0 dila\u201d.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waajibaadka ka saaran hogaanka Puntland Hanaanka Federalism-ka wuxuu noqonayaa labo qodob , waa tan koowaad ujeedada siyaasad ahaan ee shacabka Puntland inuu ku gaarsiiyo halkii laga rabay\u00a0 hirgalinta\u00a0 Federalka \u201d Waa Tan labaade ka shaqeynta isku soo celinta Somaliwayn iyo Sidii loo heli lahaa Dowlada Federal oo Somali oo dhan harsato iyada oo uu u marayo wadooyinkii uu horrey ugu soo bilowday lagana ilaalinayo in qolo gaara dhacdo ama maroorsato awooda Xukunkaas yeelanayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Yaa Kasoo Horjeeda Federal ?<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Magacaabista guddiga madaxa banaan ee uu ka ansixiyey golaha wasiirada iyo Baarlamanka Wasiirka Dastuurka Dowlada Federalka Farax C.qaadir maxay tahay sababta loogu soo beegay xilli uu dalka ku baahayo nidaamka federalism-ku.<\/p>\n<p>Waxaana guddigaas xubin ka ah Marwo Caasho Geele Diiriye oo ah haweeney caan ka ah Mandiqada Puntland, Walow aysan jirin Kaalinta iyo Qorshaha\u00a0 ay ku leedahay Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha Federalka u qaabilsan Puntland oo shaqadeedu la xiriirto arrimaha uu Madaxweyne Gaas u xushay Ms Caasho oo aan xubin ka ahayn Wasaarada !<\/p>\n<p>Waana mid fahankeedu ku adkaatay dad badan sida la isu waafajinayo\u00a0 howsha ay Puntland u matalayso Caasho iyo Shaqada Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha Federalka Puntland .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dib u jaleecid Wareysi Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu arrimahaas kaga hadlay hoos ka Daawo,<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/azdKtx8ylcM\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Mudane Gaas\u00a0 faahfaahin badan kama uusan bixin\u00a0 sababta Ms Caasho uu ugu wakiishay xubin ka noqoshada guddiga dib u eegista Dastuurka Federalka Somaliya , wuxuuna ugu jawaabay wariyihii Su,aashaas weydiiyey Madaxweynaha Puntland\u00a0\u00a0<strong>\u201dKa Soco\u201d<\/strong>\u00a0Waa la yaabe sow ma ahayn su,aashu midda jawaabteeda shacabka Puntland ka sugayeen Madaxweyne Gaas\u00a0 ?<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/15.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/15.png\" alt=\"15\" width=\"300\" height=\"224\" \/><\/a><\/p>\n<p>Halka Marwo Caasha Geele ka dib markii ay xubin ka noqotay guddigaas wareysi ay bixisay wax lagaga weydiiyey qodobadii ay isku hayeen Dowlada Federalka Somaliya iyo Puntland waxay kaga jawaabtay indhahaagu macalin ha kaaga noqdeen oo halkan hoose ka\u00a0<strong>Daawo <\/strong>fadlan\u201d<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/XvuB2RO5I8Y\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Inta badan dadku waxay ku fasireen tan iyo intii uu Isbedelku ka dhacay Puntland inay noqotay\u00a0<strong>\u201cWado halaq-mareen\u201d\u00a0<\/strong>\u00a0waxay u ekaatay Gobol laga maamulo Muqdisho oo awaamiirtiisu ka shaqeynayaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-204\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/1-225x300.jpg\" alt=\"1\" width=\"225\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waayo waxaanu\u00a0 wada ognahay inay Wasiiro, Taliyayaal, iyo Xubno kale oo ka tirsan Xukuumada Xasan Sheekh inay yimaadaan Puntland xilliga ay rabaan islamarkaana gaaray heer ah inay siminaaro ka qabtaan xaruntii magaalo madaxda Puntland ee Garowe, islamarkaana Siyaasada kula tartamaysay Xamar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Waa yaab<\/strong>\u00a0\u201cSidee u malaynaysaa marka ay bilaabmato shaqada guddiga dib u eegista\u00a0 in laga helayo xubin ama xubno difaaca danaha iyo xuquuqda Puntland\u00a0 ee Qodobada Dastuurka ku jirra ?.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Somalidu waxay ku maahmaahdaa\u00a0<strong>\u201cSagaaro Sow Ima Barato \u201c<\/strong>\u00a0Waa Su,aal qaluubta Shacab badan oo Reer Puntland Daalisay\u00a0 oronaysana\u00a0<strong>\u201d Ma Yahay Madaxweyne Gaas Hogamiyihii Puntland ee Waqtigaan Adag ?<\/strong>.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ma jirto talaabo danqasho leh oo ilaa iyo hadda ku dhiiri galinaysa Baarlamanka iyo Shacabka Puntland sidii ay ugula xisaabtami lahaayeen masuuliyada hogaamineed ee Mudane Gaas oo aynu durba ka aragnay khaladaad badan oo daciifnimo iyo hoos u dhac siyaasadeed ku abuuray hankii iyo kaalintii Puntland ku lahayd Somaliya iyo Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Puntlandes<\/strong><\/p>\n<p><strong>info@puntlandes<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Soomaaliya ka socda isbedel lagu hirgalinayo nidaamka Federalka , kaas oo lagu Unkayo dowladihii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-223","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":4179,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/223","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=223"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/223\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":337,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/223\/revisions\/337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}