{"id":243,"date":"2014-07-12T16:22:25","date_gmt":"2014-07-12T14:22:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=243"},"modified":"2014-07-12T16:22:25","modified_gmt":"2014-07-12T14:22:25","slug":"falanqaynta-todobaadka-iyo-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=243","title":{"rendered":"Falanqaynta Todobaadka Iyo Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Sabti 28 ka jun 2014 ayay ahayd marka uu dib ugu soo laabtay Garowe Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) soo dhaweyn ka dib\u00a0Arbaco 2 da July 2014 waxaa mar qudha soo yeertay qayladhaan ka timid Isbitaalada Garowe, Gaalkacyo, Xabsiga iyo Ciidamo gadoodsan oo mushahaarkoodii la,a.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Agaasimaha Isbitaalka Jaamacadda Gaalkacyo Dr.Maxamed Xuseen ayaa ka mid ahaa dadkii\u00a0 sheegay in uu xirmayo Isbitaalku haddii aan reer Gaalakacyood gurmad deg dega la soo gaarin!<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waa yaabe isbedelkii ma saanuu noqday? Aaway doorkii Wasaarada Caafimaadka Puntland iyo Kaalintii Dowlada ?\u00a0<strong><a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/isbitaalka-magalada-gaalkacyo-oo-qarka-u-saaran-inuu-xirmo-iyo-xaalad-deg-deg-ah-oo-laga-soo-sheegayo-dhagayso\/\">Halkan ka dhagayso cabashada iyo xaalada ka jirta Isbitaalka Gaalkacyo.<\/a><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kuma aysan joogsan qaylo dhaantu Isbitaalka Gaalkacyo ee iyana waxa si la mid ah qeylo dhaan uga timid goobo ay ka mid yihiin Isbitaalka Garowe, iyo Xabsiga weyn ee Duleedka Garowe ku yaala ka dib markii ay booqasho ku tageen isla maalintaas mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Dowlada Puntland\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandfox.com\/2014\/07\/xillibaano-puntland-oo-ka-carooday-xaalada-xabsiga-iyo-isbitaalka-garowe-sawiro\/\">Halkan ka dhagayso\u00a0 kormeerka xillibaanadu ku tageen Isbitaalka Garowe iyo Xabsiga. \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/29.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-244\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/29-300x168.png\" alt=\"29\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a>Khamiis 3 dii julay 2014 kaba sii darane, waxa mar kale dib loogu khasbay inuu warbaahinta ka hadlo \u00a0taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Gen.Cali Nuur Cumar kuna beeniyo warbixintii uu maalin ka hor warfidiyeenka ku siiyey dhibaatada xabsiga ka jirtay waxayna taasi dad badan ku noqotay dhabano hays iyo amakaag kusoo kordhay\u00a0\u00a0<a href=\"http:\/\/www.raxanreeb.com\/taliska-asluubta-puntland-oo-beeniyay-warar-laga-baahiyay-xabsiga-garoowe\/\">Halkan ka dhagayso taliyaha iyo wakiil Hay\u2019adda UNODC<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkii khamiis laha ee golaha Wasiirada Puntland oo qabsoomay maalintii shalay\u00a0 3 dii julay 2014, Ma Isweydiisay maxaa lagu soo qaaday ma baahiyaha dalka ka jira Mise sheekooyin hor leh oo Dheelalow ah\u00a0\u00a0<a href=\"http:\/\/puntlandraad.com\/2014\/07\/dhagayso-quraan-jecel-afhayeenka-madaxtooyada-oo-ka-war-bixinaya-shirkii-golaha-wasiirada-ee-dowlada-puntland-wax-yaabihii-looga-hadlay\/\">Halkan ka dhagayso Afhayeen Dowlada Puntland\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkii Khamiis laha ahaa ee maalintii shalay golaha Xukuumada Puntland ku yeesheen Madaxtooyada Garowe habayaraatee laguma soo qaadin sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha qeylo dhaantu ka taagnayd iyo sidii ay Xukuumadu jawaab uga bixin lahayn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Nasiib daro shirka waxa lagu soo qaaday sheekooyin cusub oo u muuqda kuwo\u00a0<strong>\u201cDheelalow ah \u201c<\/strong>\u00a0oo aan looga fadhiyin Xukuumada Gaas, \u201cMa isweydiiseen maxaa ka mid ahaa qodobada shirka lagu soo qaaday oo ka daadagi,la,a inta badan shacabka Puntland !.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadaba hoos ka akhriso nuqul ka mid ah warsaxaafadeedka shirka wasiirada oo ay goob joog u ahaayeen Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa\u00a0 laga soo saarey \u201d .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>5. Gollaha Xukuumada Puntland wuxuu maanta kaga hadlay shirkiisa khamiis lahaa doorka siyaasada ee dawladda\u00a0 iyo waxqabadka\u00a0 xukuumada lixdii bilood ee la soo dhaafay ,waxaana la aqoonsaday in xukuumaddani ay tahay Dawladdii ugu horaysay ee la timaada qorshe sanadeed cad oo shacabku kula xisaabtamaan, isla markaana \u00a0gaadhay talaabooyin horumar leh marka loo eego mudadii 5\u2019ta bilood ahayd ee ay Xukuumadani jirtay \u201d\u00a0<strong>\u00a0Oo Mee \u201d Oo Mee \u2018 Oo Mee?<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/28.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-242\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/28.jpg\" alt=\"28\" width=\"240\" height=\"120\" \/><\/a>6. Goluhu wuxuu war-biximo ka \u00a0dhageystay wasiiro shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa oo ay mid yihiin wasiirka qorsheynta oo jirey dalalka swedan iyo Kenya,wasiirka wax-barashada oo ku maqnaa dalalka Sudan iyo Brussels, wasiirka war-faafinta oo jiray gobolka garda-fuul, iyo wasiirka howlaha guud oo ka war-bixiyey halka ay wax u marayaan gudiga soo celinta hantida dawladda<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Goluhu \u00a0markuu dhegeystay warbixinta laga keenay Gobolka Garda-ful Wuxuu balan qaaday in si dhakhso ah wax looga qaban doono baahida ugu muhiimsan ee dhinaca wadada isku xirta Caluula iyo Baar-gaal<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa goluhu \u00a0amar ku bixiyeen sida ugu dhaqsaha badan loo dayac tiro goobihii taariikhiga ahaa sida daartii boqor cismaan iyo goobaha kale ee taariikhiga ah ee Puntland ku yaal.\u201d<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Akhristoow bal eeg weerahan ku haboon jawaabta warsaxaafadeedka.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaqabadka xukuumada lixdii bilood ee la soo dhaafay: Waxay ila tahay in loola jeedo\u00a0 Safaradii Tamashlaynta ahaa baa waxqabad la moodey ama la noqotay<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Ma jiraa qodob muhiima oo dadka Puntland ugu muuqan kara wax-qabad rasmiya oo dhinaca Siyaasada, Mashaariicda, Amniga, iyo Dhaqaalaha oo ay ku talaabsatay Xukuumada Madaxweyne C.wali Cali Gaas ee ku guulaysatay halka cod ee mucjisada ah xilli uu u muuqdo qodobadii warsaxaafadeedka shirkoodii shalay kuwo faan Lee ku kooban !.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Xukuumadu wali ma waxay moodaysaa inay Olole Doorasho ku jirto ?<\/strong>\u00a0\u00a0xilli isbitaalada Garowe, Gaalkacyo iyo Xabsiyadu ay qarka u saaran yihiin inay\u00a0 Xirmaan iyo Waliba Ciidankii oo la gadoodsan mushahaar la,aan dartiis hadaba May ku bixiso kharash-ka dhismaha wadooyinka iyo dayactirada ay u qoondeyso ?.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/41.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-207\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/41-225x300.jpg\" alt=\"4\" width=\"225\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waa yaabe talow \u00a0ma Taleex oo laga qabsaday bay dayactiri doontaa Puntland ? \u00a0 May ku bixiso dhaqaalaha dayactirka iyo wadooyinka lagu dhisayo Isbitilaada , Xabsiyada iyo Mushahaarooyinka Shaqaalaha iyo Ciidamada ! , May ku saxdo cabashada dabo taala ! May joojiso safarada u badan dalxiiska iyo tamashlaynta ! \u00a0May ka fiirsato wararka ay lasoo shir tagayso ! \u00a0May ka tanaasusho shirarka ay Muqdisho u tagayso ileen ogolaanshiyo sharciyeed uma haystaane .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Isbedelkii Puntland ka dhacay waxaad moodaa mid kusoo aruuray Qawda maqashii Waxna ha u qaban, ! Waa Su,aal u baahan dadka Puntland inay isweydiiyaan\u201d Yuu Madaxweyne Gaas Ogolaanshiyo uga haystaa dib usoo celinta Xiriirka Dowlada Xasan Sheekh Maxamud isagoo eegaya danihiisa gaar ahaaneed ?<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Goorma ayay ku haboon tahay inay qaadaan\u00a0 Baarlamanka Puntland talaabo dastuuriya oo ay kula xisaabtamayaan\u00a0 Siyaasada aan fadhiyin ee Xukuumada Prof Gaas ku hogaaminayso jihooyin aan lahayn soo dhaweyn ama taageero ay ku raacsiisan yihiin Mujtamaca u dhashay\u00a0 Puntland ? \u00a0Nin-ba ceesaantiis cirka ku maal miyay la micno noqotay Isbedelkii aynu wada sugaynay kol hadii loo jeedo meesha ay sal dhigatay qorshihii uu lahaa Dr Gaas .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Mahadsanidin<\/strong><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<p>info@puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 28 ka jun 2014 ayay ahayd marka uu dib ugu soo laabtay Garowe Madaxwaynaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-243","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":3835,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/243","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=243"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":245,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/243\/revisions\/245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}